جزییات کتاب
Waa urur cashar-diyaarinno ah looguna talagalay inay kaalmeeyaan bareyaasha u dhiga safka afaraad ee dugsiyada asaasiga ah. Cashar-diyaarindaassi waxay ku salaysan yihiin mawduucyo hore ugu jiray manhajka Sayniska (Nafaqada iyo Nuxurkeeda) iyo cilmiga bulshada (u qaybsanaanta dadweynaha ee Soomaaliyeed). _-_Insieme di lezioni guidate rivolte agli insegnanti delle scuole di base. Esse si basano sui primi argomenti previsti dalla programmazione in scienze sociali (la ripartizione della popolazione somala), e in scienze (sostentamento e nutrimento)._-_A collection of lessons for primary school teachers on basic issues such as social sciences (population studies) and natural sciences (food supply and diet).