جزییات کتاب
Waa urur cashar-diyaarinno ah looguna talagalay inay kaalmeeyaan bareyaasha u dhiga safka saddexaad ee dugsiyada asaasiga ah. Cashar-diyaarindaassi waxay ku salaysan yihiin mawduucyo hore ugu jiray manhajka Sayniska (hamada, biyaha iyo faafidda cudurrada) iyo cilmiga bulshada (beesha). _-_Insieme di lezioni guidate rivolte agli insegnanti delle scuole di base. Esse si basano sui primi argomenti previsti dalla programmazione in scienze sociali, e in scienze (l’acqua, l’aria e la diffusione delle malattie)._-_A collection of lessons for primary school teachers on basic issues such as social studies and natural science (water, atmosphere and spread of diseases).